Ingineero Turki ah oo dhimasho & dhaawac ku noqday qaraxii ka dhacay Lafoole

Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saaka qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa la eegtay Injineero Turki ah iyo shaqaalo dhisme ka waday wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in afar ruux ay qaraxa ku geeriyoodeen, waxaana … Continue reading Ingineero Turki ah oo dhimasho & dhaawac ku noqday qaraxii ka dhacay Lafoole